Madaxweyne Deni oo sheegay in la jabsaday Imixaanka degaano ka tirsan Puntland (Sawirro)

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa dugsiga sare ee Gambool ee magaalada Garoowe ku daah-furay Imtixaanaadka Shahaadiga ee dugsiyada Sare iyo dhexe ee Puntland, kaas oo ay u farisanayaan arday dhan 15,892 arday, waxaana ay ka qabsoomayaan 106 goobood oo ku yaala dhammaan gobolada Puntland. Madaxweynaha waxaa furitaanka Imtixaankan ku wehlinyay Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada … Continue reading Madaxweyne Deni oo sheegay in la jabsaday Imixaanka degaano ka tirsan Puntland (Sawirro)